Walwal soo foodsaaray Soomaalida Columbus

Soomaalida OhioSida aad idaacadahanagi daraad iyo shaleyba aad ku maqleyseen, wiil Soomaaliyeed ayaa lagu eedeynayaa falki weerarkii ahaa ee Jaamacada OHIO, magaalada Columbus ee dalkan Mareykanka. Sidaa daraadeed ayey Jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaasi waxaa ay qabteen shir jaraa-id.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan shirka jaraa’id:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here