Wafdi ka socday Midowga Africa oo Maanta Soo Qaaray Muqdisho kulana la Qaatay Madaxda Dalka (Sawirro)

Wafdiga ka socday Midowga Africa ee maanta soo gaaray waxa hogaaminayey wakiilka cusub ee midowga Africa ay u soo magacaawday Soomaaliya Saleh Annadif iyo sargaal sare oo Amisom katirsan.

Waxaana kulan ay la qaateen madaxweynaha Somalia iyo Ra’iisalwasaare Shirdoon iyadoona kulankaasi lagu gorfeeyey sidii loo sii ballaarin lahaa wada shaqeynta udhaxeysa labada dhinac iyo sidii loo sii kordhin lahaa dagaalada lagula jiro Al shabaab.

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here