Dhageyso: wafdi ka socda banaadir oo booqanaya nugaal

Gobolka Banadir
Calanka Gobolka Banadir

Wafdi kasocda maamulka Gobolka Banaadir, ayaa maanta booqanaya deegaanadii ay saameeysay Duufaanta, gaar ahaan Gobolka Nugaal.

Wafdi kasocda Maamulka G.Banaadir, ayaa maalmahaanba ku sugnaa deegaano ka tirsan Puntland, waxaana hogaaminaya Gudoomiye ku xigenka dhinaca Maaliyada.

Wafdigaan kasocda maamulka Gobolka Banaadir, ayaa Culimada Puntland, kuwareejiyay Lacago ay iska soo aruuriyeen shacabka ku nool Muqdisho, waxaana loogu talagalay in la gaarsiiyo qoysaskii ay saameeysay Duufaanta.

 

Halkaan ka dhagayso Warbixinta oo dhan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here