Wadooyinka Muqdisho oo maalintii labaad xiran

MogadishuQaar ka mid ah wadodoyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran, waxaana arrintaas ay saameeyn ku yeelatay dad weynaha ku nool magaalada.

Arrintan ayaa ka dambeesay markii qarax uu ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya.

Shacabka aya sheegay in waddooyinka xiran qaarkood in ay saameyn ku yeesheen ardayda wax barata, shacabka caadiga ah, dadka shaqeeya, bukaannada iyo gaadiidka.

Waxaa wadooyinka lagu arkayay ciidamo fara badan kuwaasoo ammaanka aad u adkeenaya.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here