Wadooyinka muqdisho oo dib loo furay iyo aragtida dad weynaha..Sawiro+Codad

Shantii maalin ee lasoo dhaafay ayaa qaar kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho waxay ahaayeen kuwo xiran, oo aysan isticmaali karin gaadiidka dad weynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay, ilaa kuwa masuuliyiinta doowlada wataan maahane.

 

Wadooyinka Xirnaa waxaa ugu muhiimsanaa wadada Maka Al-mukarama, wadnaha iyo Sodonka.

Hadaba maanta ayaa dib loo furay wadooyinkaas, waxaana sidii caadiga ahaa kusoo laabtay isku socodkii Gaadiidka dadweynaha, iyo kuwa gaarka looleeyahay.

Qaar kamid ahs hacabka Muqdisho, ayaa Midnimo.com u sheegay ineey aad usoo dhaweeynayaan in markale dib loo furo wadooyinka, waxayna dad weynaha tilmaameen ineey dhibaato aad u weyn ku qabeen xirnaanshaha wadooyinka.

Halkaan ka dhagayso codadka dadweynaha:

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/DHAGEYSO-WADOOYINKA-WAAWEYN-EE-MAGAALADA-MUQDISHO-OO-DIB-LOO-FURAY.mp3″]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here