Wadaado lagu xukumay dalka Djibouti Dhagayso

Maxkamad ku taalo dalkaasi Djibouti, ayaa shalay miin laba sano oo xarig ah ku xukuntay 3 katirsan Culimada dalkaasi oo lagu helay ineey lug ku lahaayeen shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacay dalkas, xiligii doorashooyinka Baarlamaanka.

Sadexdaan Shiikh, ayaa lagu kala magacaabaa C/raxmaan Suleymaan Bashiir, C/raxmaan Barkhad, iyo Giire Meygal.

Maxkamaddii xukuntay ayaa sidoo kale sheegtay in saddexdaas sheekh ayna wax tartan siyaasadeed ah gali karin.

Dhinaca kale, qareenka saddexdan nin u doodaya ayaa sheegay in raggaas khalad lagu xukumay, xukunkuna uu siyaasadeysnaa.

Halkaan ka dhagayso warbixinta xukunka

 

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/03/wadaado-djibouti-lagu-xiray.mp3″]

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here