Waaliga Jubooyinka ee Al Shabab oo ka hadlaya dagaaladi ugu danbeeyey (Dhageyso)

Gudoomiyaha Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka, Sheekh Xudeyfa ayaa ka hadlay dagaaladi ugu danbeeyey ee ay kula galeen Afmadow iyo hareeraheeda ciidamada isgarabsanaya.

Sheekh Xudeyfa ayaa sheegay in ay qasaaro gaar siiyeen ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya, isaga oo ka bixisti Afmadow ku sifeeyey mid ay dagaalka uga dhaqaajinayeen dadka rayidka ah.

Halkaan ka dhageyso wareysi ay la yeelatay idaacad ku hadasho codka Al Shabaab.

[powerpress]