Waa maxay sababta ay DF uga laabatay go’aankii ay ku mamnuucday xuska ciida Kirismiska?

Go’aan si iskumid ah uga soo maalmo kahor wasaarada oowqaafta iyo diinta DF iyo maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa si iskumid ah loogu mamnuucay in xuska ciida Kirismiska lagu qabto deegaanada ay maamusho DF.

Wasiirka oowqaafta & diinta Baqdaadi
Wasiirka oowqaafta & diinta Baqdaadi

Intaas kadib ayaa saxaafada Caalamka, gaar ahaan kuwa reer Galbeedka waxay Bogagooda hore kusoo daabaceen warbixino ku saabsan arintaas, iyadoo wargeysyada qaar sida Ney York Post warbixin uu arintaas ka qoray ciwaan uga dhigay, “Madaxda Soomaalida oo kansalay ciida Kirismiska iyadoo 99% dadka Soomaaliyeed ay Masiixiyiin yihiin”.

12373158_1049239421763345_4428436633939619671_n

Madaxda ugu sareeysay DF sida R/wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa waxaa cadaadis xoogan uu kasoo fuulay Doowladaha reer Galbeedka, waxaana taas ay keentay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wasiirka Oowqaafta lagu qasbo ineey warbaahinta ka hadlaan si dadbana uga laabtaan go

1 COMMENT

  1. Muhiim Maaha in Dowladda Federaalka Soomaliya ka noqoto go’aankeeda ah inaan Dalka lagu dhigi Karin Ciidda Kirismaksa. Soomaalida oo dhan, waa Shacab 100% Muslim ah. Dalkana Diinta lagu dhaqamaa Waa ISlaam.

    Marka, Meelna ugama Furno In Dowladdo kale oo reer gal-beed ah, soo faro geliyaan arimaha gudaha ee WAdanka.

    Haddii la yiraah Dowladda Mareykanka Gaar ahaan, Madaxweynahooda Obama. ha joojiyo Ciiddda Qaar kood. Qof Muslim ahna uu u sheego, side Buu noqon lahaa Fagalka ay arintaasi ka sameeyaan.

    Yaan Dhag jalaqloo siin Warbaahinta reer galbeedka, Ariamaha ay ia qoraan Dalka Soomaliya..

    WAxaa loo baahan yahay oo keliyah waa, in Dowladda Sameyso Luuqadd ay k fahanto Wakaaladdaha Caalamiga ah ee warbaahintooda Siyaasadeysan. WAa in Wakaaladda War faarinta WAdanka& Wasiirka wasaarassdda warfaafinta uu la socdo. inuu og yahay Qoraaladda been aburka ah ee lagu qoro shacabka & wadanka Soomaliya, isla mar ahaanta la sameeyo Xafiis ay dowladda leedahay ee Hago ama waxa saxda u sheego WArbaahinta Caalamka ee inta badan wararkoodu noqdey Been& Kutirikuteen ka dhan ah Shacab Ama WAdan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here