Waa kuwee Caasimadaha dunida ugu qurxan? {Sawiro}

Wargayska Dailymail, ee kasoo baxa dalka England ayaa waxa uu soo daabacay warbixin dheer oo uu kaga hadlaayo magaalooyinka ugu bilicda iyo xammaasada badan dunida.

Magaalooyinka oo soo daabacay wargeyskan ayaa waxaa ugu horeeya magaalooyinka kala ah, Newyork City, Cape Town oo south Afrika ah, Shanghai, China, Dubai, United Arab Emirates.

Hadaba kusoo dhowaada Sawiro ka tarjumaya bilicda iyo quruxda magaalooyinkaas:

 

 

 

 

2 COMMENTS

Leave a Reply to Liiban frm cap town Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here