Wargayska Dailymail, ee kasoo baxa dalka England ayaa waxa uu soo daabacay warbixin dheer oo uu kaga hadlaayo magaalooyinka ugu bilicda iyo xammaasada badan dunida.
Magaalooyinka oo soo daabacay wargeyskan ayaa waxaa ugu horeeya magaalooyinka kala ah, Newyork City, Cape Town oo south Afrika ah, Shanghai, China, Dubai, United Arab Emirates.
Hadaba kusoo dhowaada Sawiro ka tarjumaya bilicda iyo quruxda magaalooyinkaas:
Waaaaaw cap town caadi ma.aha waan ku hestaa
s/c…
waad ku mahadsan tihiin …
lknse waxaan weli fahmi waayay sawir kasto iyo magaalada ay tilmaameeyso.
details missing hadaad tihiin midnimo.com.
Ws/Wr/Wb…