Video:Fariin ku socota Baarlamanka Somalia: Darajo & xil yaa mudan.

Fannaanka Soomaaliyeed ee Bashiir Cali Xuseen ayaa fariim  gabay ah u diray Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo isweydiiyay Darajo iyo Xil Yaa Mudan, waa tix uu Bashiir Cali Xuseen ku lahaa ruwaayaddii Abwaan Cabdi Dhuux ee Darajo iyo Xil yaa mudan ee sanadkii 1998 lagu dhigay magaalada Muqdisho taasoo looga hadlayay Qofka mudan in la doorto uuna hogaamiyo dalka.

Fariintaani Waa gabaygii oo dib loogu duubay magaalada Skien ee dalka Norway, waxaana Bashiir Cali Xuseen lagu xasuustaa in heesihii Riwaayadii Darajo iyo xil yaa mudan Muusigada uu saaray, qeybna ku lahaa, waxaana filimkan sameeyay Abdul Arts.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here