Video: Wasiirka Kalluumeeysiga DF oo booqday Fatahaadaha wabiga Shabelle uu ku sameeyay Jowhar

Wabiga Shabelle Fatahaada jowharWabiga Shabelle ayaa maalmo kahor ku fatahay qeybo kamid ah Jowhar, waxaana uu geystay qasaaro xoogan oo soo gaaray qaar kamid ah Beeraleyda.

Wasiirka Kalluumeeysiga iyo Kheeyraadka dalka Doowlada Soomaaliya oo hogaaminaya wafdi ballaaran, ayaa maalmo kahor booqasho ku tegay Jowhar, waxaana uu u kuur galay xaalada Fatahaada uu wabiga sameeyay.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here