Video- Taliyaha Booliska oo xaqiijiyay in la adkeynayo amaanka Muqdisho

Taliyaha booliska Soomaaliya Major. General Max’ed Sheekh Xaamud ayaa u xaqiijiye bulshada Soomaaliyeed in la adkeynayo amniga Muqdisho, iyadoo AMISOM ay tababar siisay wariyaasha Soomaaliyeed si ay u tabiyeen dorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here