Video: Soomaali 14 sano kadib la midoobay qoyskiisa

Waxaa kala geeyay oo sabab u ahaa ineeysan mudo 14 sano ah is arag dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, laakiin dadaalo ay samaysay Jaamacada Elon University Law, ayaa sahlay in ninkaan Soomaaliyeed uu dib ula midoobo qoyskiisa.

Maxamed, ayaa Hooyadiis ugu dambeysay asigoo 13 sano jir ah, markaasoo dalka Soomaaliya ay ka qarxeen dagaalo sokeeye.

469387423

“Waxeey kala lumeen isaga iyo Hooyadiis markii magaaladii ay daganaayeen ay soo galeen jabhadihii dagaalka kula jiray Doowlada, waxaana isaga iyo 4 walaalhiis oo kale ay u qaxeen dalka Itoobiya” sidaasi waxaa yiri Angelique Ryan, oo kamid ah masuuliyiinta Jaamacada Elon, sidoo kale waxa uu kamid ahaa shaqsiyaadkii ka shaqeeyay in Mohamed uu dib ula midoobo Hooyadiis.

Qeybta sare ka daawo Qisada oo dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here