Video: Salaad C. Jeele oo tusaale qosol badan usoo qaatay Baarlamanka Federaalka

jeeleSiyaasiga Salaad Cali Jeelle, oo ah siyaasi aad dadka uga qosliya marka uu fagaarayaasha soo istaago, ayaa mar uu ka hadlayay waqtiga kala guurka iyo cida uu maamulka dalka ku wareegayo, ayaa wuxuu tusaale aad u qosol badan u soo qaatay Baarlamanka Federaalka ee waqtigiisa sii dhamaanayo.

Halkan ka daawo Hadalka Salaad Cali Jeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here