Video: Ra’iisul wasaaraha Canada oo Hambalyo usoo diray Soomaaliya

10629743_10152800470985649_873675008439559757_nJustin Trudeau, oo ah Ra’iisul wasaaraha dalka Canada iyo Xilibaan Soomaaliyeed oo Baarlamanka dalkaas ka tirsan, ayaa si wadajir ah Hambalyo ugu soo diray shacabka Soomaaliyeed, taasoo ku saabsan munsaabadda maalinta Xoriyadda 1-da Luulyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here