Qaabkee ayay ciidamada Liyuu Boolis u xasuuqeen shacabkii..

Waraysi lalayeeshay marwada gudoomiyihii hore ee gobolka sool oo hooyadeed iyo walaasheed ka mid ahaayeen dadkii lagu xasuuqay degaanka jaamacdubad ee gaashaamo ayaa ka waramaysa sida halkaa itoobiya ugu laysay dadka rayidka ah ee degaamadaasi.

Waxaa xusid mudan in madaxda maamulka Somaliland aysan ilaa iyo hada wax war ah kasoo saarin xasuuqan foosha xun oo ay ciidamada ismaamulka Soomaalida Itoobiya u geysteen shacab katirsan maamulka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here