Video: NISA oo soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan qaraxii Daallo

30CEEC8B00000578-3428090-image-a-2_1454415324743Hay’ada sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA), ayaa markale soo bandhigtay muuqaal rasmi ah oo muujinaya qaabkii loo fududeeyay qaraxii Diyaarada Daallo.

Muuqaalkan ayaa waxaa kujira mid kamid ah ragii sida weyn u abaabulay qaraxa oo ay wareysanayaan ciidamada NISA, kaasoo bixinaya xog muhiim ah.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here