Video: Kullan looga hadlayay Nacaybka ka dhashay Hadaladii Trump oo Minnesota ka dhacay

15182470_1297925680249795_1833192667_oKulan looga hadlayay sida bulshadu uga hortagi karto nacaybkii ka dhashay hadaladii madaxweynaha la doortay Donald Trump, ayaa la

gu qabtay gobalka Minnesota.

Dr. Siyaad Cabdullaahi oo ah ganacsade somaliyeed ahna dadka ugu magaca dheer somalida degan north America ayaa soo qaban qaybiyeyka Kullankaas, waxaana uu u waramay voa.

Halkan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here