Video: Keating oo ka hadlay musuq-maasuqa hareeyay Doorashada Somalia 2016

KeatingErgayga QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa ka hadlay musuq-maasuqa hareeyay doorashada Soomaaliya, gaar ahaan kala iibsiga kuraasta labada aqal ee Baarlamanka.

Waxa uu sheegay ineey laysku haleyn karin hanaanka doorashada Soomaaliya, waxa uu sheegay in doorashadu u dhaceyso si qarsoodi ah islamarkaasna aanu musharaxa lacagta dhiibaya ogaan karin qofka uu lacagta siiyay inuu isaga u codeeyay.

SRSG Interview on the Somali Electoral Process from AU/UN IST PRODUCTION on Vimeo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here