Video: Jabuuti oo laga furay Dekeda Afrika ugu casrisan

Dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay in uu dhisto deked cusub oo weyn taasoo la sheegay in ka mid noqon doonto dekedaha ugu waawyen ee Afrika

Dekedda Dooraale ayaa sidoo kale la sheegay in ay noqon doonto dekedda ugu casrisan Afrika.

Jabuuti waa dal yer oo ku yaalla aag ku haboon ganacsiga, sidoo kale waxaa saldhigyo ku leh wadamada reer galbeedka Sida Mareykanka, Shiinaha iyo Faransiiska.

Halkan ka daawo warbixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here