Video: Hub ay kamid yihiin gantaalada lidka Diyaaradaha oo lagu qabtay masjid ku yaala Muqdisho

Ciidamada amaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Hub farabadan oo ay kasoo qabteen masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Hubkaan lasoo bandhigay ayaa waxaa kujiray Gantaalada Lidka Diyaaradaha, waxaana ciidamada Booliska Soomaaliya ay halkaasi geeyeen qaar kamid ah madaxda Doowlada, sida wasiirka amniga, Taliyaha Booliska iyo xubno kale.

Laamaha amniga ayaa sheegay in Hubkaan soo qabashadiisa ay ka dambeeysay xog ay ka heleen dadka deegaanka.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here