Video: Haweeneey Australian ah oo dhashay canug culeyskiisu yahay 17-Pound

bigbaby_1462223583619_4075190_ver1.0_640_360Haweeneey u dhalatay dalka Australia, ayaa dhashay canug culeyskiisu yahay 17-Pound, kaasoo ka badan culeyska ay ku dhashaan caruurta caadiga ah.

Caruurta caadiga ah ayaa ku dhalata 13-Pound, balse canugaan ayaa jabiyay rikoorka, waxaana uu dhashay asigoo 17-Pound ah.

Hooyada dhashay canugan oo lagu magacaabo Breanna Sykes, ayaa awoodi weysay ineey si caadi ah u dhasho, taasoo sababtay in lagu qablo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here