Video: Gacanyaraha Erdogan ee dhanka ciidanka oo kamid noqday kooxihii abaabulay af-gambiga

3652774500000578-3692693-image-a-90_1468615344507Waxaa saacadba saacada ka dambeysa isa soo taraya shaqsiyaadka magaca weyn ku leh bulshada Turkiga ee loo soo qabanayo ku lug lahaanshaha af-gambigii dhicisoobay.

Ciidamada amaanka Turkiga ayaa ilaa hada af-gambigii dhicisoobay u xiray 6,000 isugu jira saraakiil, ciidamo iyo shaqsiyaad kale.

Ra’iisulwasaaraha Turkiga ayaa sheegay ineey si xowli ah u socoto nadiifinta kuwii ka dambeeyay Af-gambiga.

Dadka lasoo xiray ee ku lug yeeshay af-gambigii dhicisoobay, waxaa kamid ah gacanyarihii Erdogan ee dhanka ciidamada.

Halkan ka daawo muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here