Video: Gabdhood lagu ciyaaro degmada Boondhere

Waran6Gabdhood lagu ciyaaro degmada boondhere ee magalada mogdishu waa ciyaar la isku baxo in kabta lagu tura gamuunka iyo qaasada ,waa ciyaar xiisa leh dadka dhelo iyo dad u so dawasho tago ,galab kasta waxa lagu dheela a barxada Waamo gadaashada ee ka soo horjeda degmada Boondheere.

Waa ciyaar diinta ogashahay in la barto ama lagu tartamo ,waxa ciyartaasi isku imada harganti ciyaraadka gabdhoodka iyo dad mustawahada fiican yahay , hadad barato xiisa ledahay ,waxana la iska cunaa ,hadii la iska raayo canbuulo iyo bun kooxdi laga raayo.

Halkaan ka daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here