Video-Cristiano Ronaldo oo xalay ku heesay: Cristiano, Ballon d’Or

Kadib markii xalay ciyaaryahanada Real Madrid dabaal deg weyn kusoo bandhigeen Garoonkooda Estadio Santiago Bernabeu, kaasoo ay ugu dabaal degayeen ku guuleeysiga Horyaalka iyo Champion League, ayaa waxaa Makaroofanka qabsaday C.ronaldo kaasoo bilaabay inuu ku heeso ereyo ay kamid ahaayeen “Cristiano, Ballon d’Or”.

Cristiano ayaa indhaha ku haaya inuu markiisi 5aad ku guuleeysto abaal marinta caalamiga ah xidiga ugu wanaagsan dunida ee Ballon d’Or, taasoo loo badinayo in isaga uu qaato sanadkaan.

Halkaan ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here