Video: Carwo Caalami ah oo Muqdisho laga furay

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimaddii dalka, ayaa mudo sanado ah kadib waxaa laga furay Carwo casri ah oo aad u ballaaran.

KHARYAAT_FURNITURE_COMPANY_1

Carwadaan oo lagu iibiyo alaabta Guryaha, sida jiifafka, fadhiyada I.W.M. ayaa waxaa lagu magacaabaa Kheyraat Furniture Company, waxaana aas aasay ganacsato Soomaaliyeed.

Dadka ka iibsada carwadan ama qandaraasyada ay ka heshaa Hoteelada waaweyn, xafiisyada taliska AMISOM, Hoteelada ku dhex yaal xerada Xalane oo habeenkii lagu jiifto in ka badan 300 Dollar iyo dadka lacagta haysta ee degan Muqdisho.

 

1 COMMENT

  1. I do not even know how I stopped up right here, hewvoer I believed this put up was good. I don’t recognize who you’re hewvoer definitely you’re going to a famous blogger in case you are not already Cheers!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here