Video: Baasaboorka Soomaaliga oo hada kadib Viso la’aan lagu gali karo…

72449794Maxeey la micno tahay inaad haysato Baasaboorka Soomaaliga ee E-Passport?

Madaxda dalalka Afrika ayaa lagu wadaa in 18 July uu shir uga furmo caasimada Rwanda, waxaana lagu wadaa ineey ansixiyaan qorsho mudo soo jiitamayay, kaasoo ah in Free laga dhigo isku socodka dalalka ku bahoobay midowga Afrika.

Wixii ka dambeeya 18 July waxaa bilaaban doona in E-passport dalalka isticmaala ay Viso la’aan isku safri karaan, taasoo la micno ah in shacabka Soomaaliyeed oo awal dhib ku qabay ineey u safraan qaar kamid ah dalalka Afrika, ay hada kadib si free ah ugu safri doonaan.

Halkan ka daawo muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here