Video: Afartii sano ee Madaxweyne Xasan Shiikh Imisa Qarax ayaa dhacday, imisa Xildhibaan ayaa la dilay?

Madaxweyne Xasan shiikhAqristayaasheena sharafta lahoow waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa Muuqaal soo koobaya dhibaatooyinkii dhacay afartii sano ee uu dalka Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa Xasan Shiikh maxamuud.

Afar sano waxaa is bedelsy 3 R.iusul wasaare. 130 wasiir. 5 taliye Nabad sugid. 5 taliye bolice. 3. Taliye milatari. Waxaa la dilay 19 xildhibaan. 37 wariye. 47 qarax ayaa dhacay oo boqolaal ku dhimatay..

Halkaan ka daawo Muuqaal ay diyaarisay warbaahinta Wardoon Medida:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here