Mu’tamarka sanadeedkii Koonfur Afrika ee “Diintu Waa Naseexo”oo bilowday (Dhageyso)

Waxaa Maanta ka bilowday wadanka Koonfur Afrika Mu’tamarka sanadeedkii   iyo Shirkii ay qaban jireen Culumada Soomaliyeed si dadka ku nool Koonfur Afrika iyo caalamkaba uga faaideystaan .

Mu’atamar ayaa cinwaankiisuu ahaa “Diintu Waa Naseexo” waxaa kasoo qayb gala dad farabadan oo ku nool Koonfur Afrika iyo dadweyne kale oo caalmaka ku kala nool dadkaas oo kala socod Internetka. Culumada ayaa inta badan ka hadda dhibaatooyinka heesta bulshada Soomaliyeed iyo sidii ay ugu badbaadi lahaayeen qurbaha ayaga, maalkooda iyo caruurtooda. Dadweynah ka soo qayb gala ayaa laga haqabtiraa su’aalah ay qabaan iyo waxyaabaha mugdiga uga jira. Mu’tamarka wuxuu ka dhici doonaa  magaalooyinka Koonfur Afrka ee soo socda

Johannesburg      25-27 December 2011 

Cape-Town             28-31 December 2011
Port Elizabeth      01-03 Janaury 2012
Rusterburg             06-07  Janaury 2012

Waxaan idin soo gudbin doonaa Nadwooyinkaa si aad uga faaideysataan.

Culumada  ka qayb galeyso Nadwadaas ayaa waxaa ka mid ah

 

Sheekh Maxame Cabdi Umal  Sheekh Maxamuud Shible Sheesh Mustafa Xaji Ismail Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Calawajiis)

Nadwooyinkii baxay 27 December 2011 Dhageyso 

 Sh. Axmed Dahir Awees – Xijaabka Iyo Xishoodka

 Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa- 3

Nadwooyinkii baxay 26 December 2011 Dhageyso

 Sh. Maxamed Cabdi Umal –  Tilmaamaha Gabdhihii Suubanaa 

 Sh. Mustafe Xaji Ismail – Khatarta Maandooriyaasha Leeyihiin

 Sh. Cali Max’ud Xasan – Astaamaha Nusqaanka Iimaanka iyo Dawadooda 

 Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa- 2

Nadwooyinkii baxay 25 December 2011 Dhageyso 

  Sh. Maxamed Cabdi Umal Dhageyso -Diintu Waa Naseexo

 Sh. Cali Max’ud Xasan (Calawajiis) –Waqtiga iyo Sida ugu Wanaagsan ee looga faaideysan Karo

 Sh. Maxamuud Shible – Alwalaa Wal Baraa

Muxadarooyinka kale kal soco bogga Insha Allaah

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com 
midnimo12@googlemail.com

 

2 COMMENTS

  1. Gudiga webka midnimo.com waxan ka codsanaya mu’tamarka ka socdo k.afrika dhamaan ay noosoo gudbiyaan takale waxaa iyana muhiim ah hadii sizeka topic-kasta la yarayn karo oo 3gp aad ubadashan

Comments are closed.