USA: Roobab sababay in wadooyin dumaan+Sawiro

APTOPIX Baltimore Street Collapse

Roobab xoogan oo saacado badan socday, ayaa sababay ineey dumaan wadooyinka qaar oo ay Boholol waa weyn ka qodmaan magaalada Baltimore ee dalka Mareeykanka.

Baltimore Street Collapse

Baabuur mareysay wadooyinka, ayaa qaarkood waxay ku hoobteen Boholo qodman, halka qaarkoodna ay halis u galeen ineey qarka ka dhacaan.

Baltimore Street Collapse

Dhamaan dadkii daganaa Guryaha ka ag dhow deegaanadaas, ayaa laga saaray, mana jiro ilaa iyo hada qof ku dhintay ama ku dhaawacmay.

Baltimore Street Collapse Baltimore Street Collapse

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here