Ururka Nusoj oo Walaac Ka Muujisey Xannibaad Wariyayaasha Lagu Soo Rogey+Cod

nusojUrurka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj, ayaa walaac ka muujiyay amar ka soo baxay maareeyaha amniga ee garroonka dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac, kaas oo muddo 60 casho ah wariyayaasha loo diidey inay wax shaqo ah u aadaan garroonka dayuuradaha Muqdisho, iyagoo aan fasax ka heysan maamulka garroonka. Maxamed Ibaraahim Macallimuu, xog-hayaha guud ee Nusoj, ayaa u waramay VOA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here