UNHCR oo diiday in si qasab ah loo Xiro Xeryaha Qaxootiga Kenya

QAXOOTIQaramada Midoobay ayaa mar kale sheegtey in dib u celinta qaxootiga Soomaalida lagu saleyn doono sida uu dhigayo heshiiskii dhowaan ay wada gaareen Somalia, Kenya iyo laanta qaxootiga ee UNHCR.

Heshiiskaasi ayaa dhigaya in dib u celintaasi ay noqoto mid khiyaari ah oo aan qaxootiga la qasbin.

Wasiirka Amniga ee Kenya Joseph Ole Lenku oo ay soo xigteen warbaahinta Kenya ayaa amar ku bixiyey in dhamaan xeryaha qaxootiga ee dalka ku yaala la soo xiro, qaxootigana ay dib dalkooda ugu laabtaan..

 

Halkaan ka dhagayso Wareysiga Afhayeenka UNHCR:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here