Umal: Jannada 14 jirku arkay oo 40 jirku arki waayay waa maxay?

Sh_-Umal1Muxaadaro cusub oo uu qabtay Sheikh Umal, ayuu kaga hadlay marin habaabinta iyo dhibaatada ay Alshabaab ku hayaan Ummada Soomaaliyeed.

Sheikh Umal, oo Muxaadaro ka jeedinayay Masaajid ku yaal magaalada Garowe ee maamulka Puntland, ayuu ku sheegay in dhalinyarada aadka u yar yar ee aan wax baran, ay yihiin kuwa u nugul marin habaabinta Alshabaab.

“Bal u fiirso dadkaas Ummada gubaya, qarxinaya, dilaya, kuma jiro 40 jir, war 40 jirku Janno ma rabo miyaa? maxay tahay Janada uu 14 jirku arkay?” ayuu yiri Shiikh Umal.

Halkan ka dhagayso Khudbada Sheikh Umal:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here