Turkiga oo Tababarcasri ah siinaya Ciidamo Boolis Soomaaliyeed

Doowlada Turkiga aynu walaalaha nahay ayaa tababar casri ah usoo gabagabeeysay ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya.

Ciidamadan oo ahaa dufcadii ugu horeesay oo tababar kusoo qaata gudaha dalka Turkiga ayaa waxay soo qaateen tababar la xiriira ilaalinta xarumaha muhiimka ah ee Dowladda,la dagaalanka argigixisada iyo dabagalka dambiyada

Doowlada turkiga ayaa waayadan danbe waxay Soomaaliya kawaday howlo isugu jira gargaar bini’aadanimo iyo dib udhis, sidookale waxay deeqo waxbarasho ugu deeqday arday farabadan oo Soomaaliyeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here