Toronto oo Lagusoo Gabagabeeyay shir in mudo ah uga Socday Dowlad Goboleedka Mareeg state

Magaalada Toronto ee Dalka Canada Lagusoo Gabagabeeyay shir in mudo ah uga Socday dowlad Goboleedka Mareeg state,

Shirkan in mudo ah Dalka Canada ugu socday Dowlad Goboleedka Mareeg state ayaa Habeenkii Xalay 02/01/2012, ahaa Lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Toronto ee Dalka Canada. kulankan oo ay kasoo Qeyb galeen aqoon Yahanada, Haweenka Saraakiisha, Mareeg state, shirkan oo leys kaga Kala Yimiid guud ahaan Dalka Canada iyo Gobolada ku xeeraan ,ayaa Bilowgii shirkna waxaa uu kasoo Bilowday Magaalada Edmonton ee goblaka alaberta waxaana Lagusoo Gabagabeeyay Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

Shirkan oo ay Hadalo Ka Jeediyeen Masuuliyiin kala Duwan ayaa waxa lagusoo Qaaday Sidii Wax Loogu qaban Lahaa Gobolada beesha Mareeg state oo muhiim u ah asaaska nolosha aadanaha Waxaana kamid ah , Sidii Dowlad Goboleedka Mareeg state ay wax ula Qeybsan lahaayeen Maamulada La dariska ah iyo sidii loo Furi lahaa isbitaalo dadka Lagu dabiibo iskuulada sare iyo Kuwa dhaxaba iyo Sidii wax looga qaban Lahaa xaga amaanka Wakiilka dowlad Gobaleedka Mareeg state,ee dalka canada sidi isaaq idow waxa uu shaaca ka qaaday in ay u Taagan Yihiin sidii ay wax ula Qeybsan lahaayeen Maamulada la jaarka ah iyo kuwa soo korayaba Waxaana u sheegay in sanadkan Gudihiisa ay Waxweyn so Kordhin Doonaan.

Siidi isaq idow oo la Hadlayay Raga Wararka Fadiya Dhamaadka shirkan oo lagu Qabtay Hotel Ku Yaala Magaalada Toronto ee dalka Canada Waxaa shacbiga uu u sheegay in asiga Qaar katirsan Madaxda Mareeg state in ay safari ugu anbabixi doonaan Wadamada ay kamid yihiin midowga yurub iyo magaalada Dubia Xarunta isutaga imaaraadka carabta iyo Wadanka soomaaliya .

Siidi Isaaq idow waxa uu sheegay in muhiim Tahay in ay Fahmaan Umada soomaaliyeed Waxa uu Yahay Nidaamka Federaalka ah oo ay ku dhisan tahay dowlada soomaaliya anaga waxan wadanaa Hanaan wanaag ah si aan Wax ula Qeybsano aduunka Hadi aan anaga wax Qabsano ayaa aduunka Na Caawiin karaa sidaasina waxa yiri Wakiilka Mareeg state,ee dalka canada Siidi Isaaq idow oo La Hadlayay dadki shirka kasoo Qeyb Galay , ugu Danbeeyntii shirkasi waxa uu kusoo gaba Gaboobay sidii loogu Tala galay


o Mahad Carabow toronto ontario

o Mahad554@hotmail.com