axaa si rasmi ah u bilaabmay doorashada madaxweynaha maamulka Puntland, xildhibaanada ayaa hadda bilaabay inay u codeeyaan musharraxiinta u taagan jagooyinka madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen.
xildhibaanada ayaa hadda mid mid u codeynaya
Halkan ka daawo:
TOOS GAROWE DOORASHADA PUNTLAND. 8-1-2019
Posted by Kalsan Tv on Monday, January 7, 2019