Toni Kroos oo ku wajahan Real Madrid

Toni Kroos oo ku wajahan Real Madrid
Toni Kroos oo ku wajahan Real Madrid

Sidda uu daabacay maanta oo Arbaca ah wargeyska La Marka ee ka soo baxa dalka Spain, kooxda Real Madrid ayaa ku dhow in ay la wareegto xiddigga xulka Germany iyo kooxda Bayern Munich Toni Kroos.

Cayaaryahankan ayaa la sheegay in uu ku dhow yahay in uu aad magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain.

Dhinaca kale, Bayern Munich ayaa sheegtay in haddii ay fasaxeyso Cruz in ay rabto lacag u dhexeysa 25 ilaa 30 Malyan oo ah lacagta Yurub.

Haddii cayaaryahanka uu u ambabaxo dalka Spain waxaa meesha ka bixi doonta dalabkii Man United oo ahaa in cayaaryahankan ay geyn doonaan garoonka maslaxa Riyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here