Thierry Henry oo ku dhawaaqay in Ciyaaraha K/cagta iskaga Fariistay

HenryLaacibkii Hore ee Kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa goor dhaweyd oo barqadii aheyd waxa uu ku dhawaaqay in Ciyaaraha Kubada Cagta gebi ahaanba uu iskaga fariistay.

Thierry Henry ayaa sidoo kale ahaa halyeey Qaranka Dalka Faransiiska muddo usoo ciyaarayey goolal guul ugu horseedeena ay isaga kaga mahad celisay xilligii uu u ciyaarayey.

37 sano jirkaan ayaa markii ugu dambeysay u ciyaarayey Kooxda reer mareykan ee New York Red Bulls.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here