Theo Walcott oo Caawa Arsenal U ciyaaraya & Kulanka Berri uu Safan doono

Theo+Walcott+Arsenal+v+FK+Partizan+UEFA+Champions+psbY0JIdtv0l

Kadib Dhaawac uu qabay Laacibka Reer Ingiriis Theo Walcott ayuu dib ugu soo laabtay muddo 8 Bilood ah uu garoomada ka maqnaa waxaana uu dhaawacmay Bishii Febraayo ee bilowgii sanadkaan.

Walcott ayaa lagu arkayey Isbuucaan xerada Tababarka Kooxda Arsenal isagoo almiitada kasoo qeyb qaadanyey waxaana Caawa la rajeynayaa inuu usafto Arsenal qeybta ka yar 21 jirada uu caawin doono kulan ay Blackburn Rovers la kulmayaan.

Macalinta Kooxda Arsenal Arsen Wenger ayaa sheegay in Theo Walcott uu caafimaad qabo kulanka ay berri la kulmayaan Kooxda Hull City ee katirsan Kulamada Horyaalka Premiership-ka Ingiriiskana ay ka rajeynayaan inuu ciyaar fiican kusoo bandhigo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here