Testimonials – Markhaati
Maxey na dhaheen mcaamiisheen.
![]()
“Doorashsda Midnimo Digital Marketing aan u doortay in ay dib u habeyn ku sameyso web keyga waxay ahayd mid ka mid ah go’aamadii ugu fiicnaa ee aan qaatay. Waxay ahaayeen kuwo xirfad leh, hal-abuur leh, iyo jawaab celin degdeg ah inta lagu gudajiro geeddi sameynta naqshada oo dhan. Waxay shabakadeyda (Web Site) ka dhigeen mid si dhab ah uga tarjumaysa xirfadeyda,waxaan aad ula dhacay dhamaan macaamiisheena”
![]()
“la shaqeynta Shirkaddaada Midnimo Digital Marketing waxay ahayd farxad buuxda. Waxay si taxadar leh u dhegeysteen baahideena waxayna keeneen goob si dhab ah u matalaysa waxqabadkeena. Adeegga aan bulshada u hayno ayaa si xirfadleh u soo bandhigteen, waa heer sare, natiijaduna ayada yaa nafteeda ka tarjumeysa”
![]()
“Website-ka shirkadeena naloo dhisay ayaa si buuxda u beddeshay joogitaankeena internetka. Ma aha oo kaliya muuqaal soo jiidasho leh laakiin sidoo kale si heer sare ah u shaqeynaya. Waxaan ku faraxsanahay inaan u muujino macaamiisheena isbedelka, saameyn weyn ku yeelatay ganacsigeena.”
