Tartanka Gen Daa’uud oo soo gaaray wareegga afaraad

Elamn & Heegan oo galabta ku ballansan Koonis
Elamn & Heegan oo galabta ku ballansan Koonis

Koobka General Daa’uud ee kubadda cagta ayaa soo gaaray wareegga Semifinaalka, waxaana u soo gudbay ilaa afar koox.

Haddaba galabta cayaarta koowaad waxaa ku ballansan garoonka Koonis kooxaha Elman iyo Heegan, waxaana tii adkaata si toos ah u tegi doontaa cayaarta Fiinaalka.

Tartankan ayaa waxaa ka qeybgala kooxaha ugu natiijo fiican horyaalka koowaad iyo labaad ee dalka.

Waxaa inta badan la qabtaa marka uu dhammaado horyaalka heerka koowaad iyo labaad ee A iyo B-da.

Natiijada cayaartan kala soco Bogga.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here