Tarsan:Baan Kii Moon waa inuu ka hadlaa dhibaatada lagu haayo Soomaalida Koofur Afrika Dhagayso

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho, oo maanta la hadlayay kumanaan qof oo isugu soo baxday fagaaraha Daljirka-dahsoon ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu xoghayaha guud ee QM ku dhaliilay sida uu uga aamusanyahay dhibaatada lagu haayo Soomaalida ku nool dalka koofur Afrika ee malmihii ugu danbeeyay loo geeysanayay falal wuxuushnimo ah oo Insaaninimada ka baxsan.

“….Baan Kii Moon waa inuu hadlaa, African Union waa ineey hadlaan, Jaamacada Carabta waa ineey hadashaa, Ururka islmaaka waa ineey hadlaan, sidoo kale wakiilka QM ee muqdisho jooga waa inuu hadlaa…” ayuu yiri gudoomiye Tarsan.

Halkaan ka dhagayso codka gudoomiyaha:[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/06/tarsan-3-ma-aqbaleyno2.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here