Talooyin, Hambalyo iyo Soo Dhaweyn ku Socota Madaxweynaha Cusub

Ka: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool Dibadda
Ku: Madaxwaynaha Soomaaliya, Dr. Xassan Sheekh Maxamuud

Ujeedo: Talooyin iyo soo Dhaweyn ku Socota Madaxeynaha Cusub ee Soomaaliya

Annagoo ah qaybaha kala duwan ee Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool Dibadda ayaa waxaan soo dhaweeyneynaa doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriydda Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mahamoud. Sidoo kale, waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed sida taariikhiga ah oo u aqbalay go’aankii ka soo baxay doorashada iyo hambalyadii uu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Waxaana rajeyneynaa in uu si daacadnimo ah ugu gudbin doono talooyinkiisa iyo waayo aragnimaddiisa.
Oddayaasha, Haweenka, Dhalinyardda & Aqoonyahanka ayaa dhammaan si kal & lab ah usoo dhaweeynaya waaga cusub ee ummmadda Soomaaliyeed u bilowday. Jaaliyadddu waxay Ilaah uga baryaysaa Madaxwaynaha cusub & Dowladda ka dhalanaysa isbadalkaan inay noqoto tii dalka & dadkaba ka saarta dhibaatada raagtay. Jaaliyaddu waxay madaxwaynaha hawada u marinaysaa talooyinkan hoos ku xussan.

In uu xooggiisa isugu geeyo sugida ammaanka guud ee dalka, iyadoo la dhisayo ciidan Soomaaliyeed oo cududdiisa u dhan tahay.

Inuu soo xulo Ra’iisul wasaare karti & waddaniyad leh.
Inuu tilmaan u noqdo Caddaaladda & Sinaanta
Inuu ka saramaro Qabyaaladda & Qaybsanaanta
Inuu baabi’yo musuqmaasuqa baahay
Inuu Dalka u gudbiyo Dooroshooyin xalaal ah, baabi’yana habka 4.5ka.

Saxiixayaasha Talooyinka iyo soo Dhaweynta:
Dr. Mire Cali Siyaad (Columbus, OH)
Xaaji Axmed Ibraahim (Baraako) Columbus, OH
Xeyle Cali Wardheere (Columbus, OH)
Ibraahim Dacar Sheekeeye (Columbus, OH)
Col. Maxamed Cashuur Xassan (Dallas, TX)
Abukar Yaxye Saney (Columbus, OH)
Cumar Saciid Omar (Sidow) (Columbus, OH)
Sheekh Cali Saciid (Columbus, OH)
Cali Caliyow (Columbus, OH)
Xaaji Xusseen Siidow (Columbus, OH)
Sh. Muuse Cumar Axmed (Columbus, OH)
Sh. Axmed Cabdullahi (Ceynte) (Columbus, OH)
Yaasiin Cabdullaahi Ciise (Columbus, OH)
Dr. Cabdirahim Sheekh Ibraahim (Columbus, OH)
Nuura Axmed Ibraahim (Columbus, OH)
Yusuf Saalax (Columbus, OH)
Maxamed Cali Muuse (Columbus, OH)
Adam Caashuur Xassan (Dallas, TX)
Yusuf Cashirow Cabdi (Columbus, OH)
Dr. Faadumo Axmed Ibraahim (Columbus, OH)
Nasra Xuseen Maxamed (Columbus, OH)
Faadumo Maxamed Xassan (Columbus, OH)
Sh. Cabdi Daahir Macallim (Charlotte, NC)
Cabdidahir Macallim Yusuf (MN)
Kaaha Saalax Xassan (Hamilton, Canada)
Canab Maxamed Cashuur (Dallas, TX)
Dr. Yusuf Axmed Nuur (Kokomo, IN)
Cabdiraxmaan Ibraahim Sheekh (Columbus, OH)
Dr. Faadumo Maxamed Cashuur (Dallas, TX)
Cabdulqadir Cali Cabdi (Xuurka) (Columbus, OH)
Xaaji Xusseen Wehliye (Columbus, OH)
Shariif Cali Hashim (Columbus, OH)
Dr. Sabiib Maxamed Cashuur (Dallas, TX)
Eng. Cabdulqaadir Guuleed (OH)
Dr. Cabdullahi Ciid Faarax (OH)
Maxamed Xassan Nuur (MN)
Cali Maxamed Caashuur (Dallas, TX)
Maxamuud Ibraahim Sheekh (Columbus, OH)
Eng. Cabdulqaadir Maxamed Caashuur (Dallas, TX)
Eng. Cali Axmed Cashuur (Dallas, TX)
Eng. Cabdifataah Sheekh (Philadelphia, PA)
Eng. Xusseen Maxamed Cashuur (Dallas, TX)
Cali Aadam (MN)
Dr. Maxamed Axmed Jeelle (MN)
Dr. Xassan Maxamed Cashuur (Dallas, TX)
Nuur Xuseen Mocow (Columbus, OH)
Xaaji Cabdulle Cumar (Gandaw) (Columbus, OH)
Suleymaan Cabdullahi Cabdi Camalow (Columbus, OH)
Cabdiraxmaan Macallim Aadam (Dubai, UAE)
Cabdishakuur Salaad Maxamed (Columbus, OH)
Col. Shiikh Ibraahim Shiikh Maxamed Nuur (MN)
Axmed Xuseen Salaad (Columbus, OH)
Jeneral Xassan Cabdi Mayle (Nairobi, Kenya)
Nabadoon Maxamed Faarax Goomaay (Nairobi, Kenya)
Xaaji Cumar Cashirow (Mombasa, Kenya)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here