Tahriibe Soomaaliyeed: Saaxiibadeey oo dhan Badda ayay ku dhinteen (Video)

Tahriibe Soomaaliyeed oo ka badbaaday musiibadii Badda
Tahriibe Soomaaliyeed oo ka badbaaday musiibadii Badda

In ka badan 200 oo tahriibayaal Soomaaliyeed ah ayaa maalmo kahor ku dhintay Badda Mediterranean, kuwaasoo doonayay ineey gaaran dalalka Yurub.

Tirada guud ahaan dhimatay waxaa lagu sheegay ilaa 500 qof, kuwaasoo u kala dhashay dalalka Soomaaliya, Syria,Itoobiyaan iyo Ciraaq.

Ilaa 41 qof bes ayaa laga badbaadiyay dadkaas, waxaana hada ay ku suganyihiin dalka Creece.

Halkan ka daawo Wiil Soomaaliyeed oo kamid ah dadkii la badbaadiyay, islamarkaasina ka sheekeeynaya Qiso xanuun badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here