Dhamaan dadkaan waxaa ay tahniyad aroos u dirayaan aroos iyo aroosada kala ah
Hambalyadaan farxadeed waxaa diraya dhamaan dadka hoos ku qoran oo kala ah:
Aabe Cabdi Cali Qaajo iyo Xaaskiisa Aamina Bidaxeey.
Axmed Cabdi Maxamed
Bashiir Axmed Maxamed
Nimca Bashiir Tuurre
Xaawa Bashiir Tuurre
Istar Bashiir Tuurre
Cali Bashiir
C/malik Bashiir.
C/laahi Maxamed Cali (Shuutaale)
Yusuf Maxamed Cali
Cali Bashiir
Xasan Axmed Balcaano
Xaawa Axmed Balcaano
Hooyo: Qadra Cali Jimcaale
Ayeeyo: Xaawa Siyaad Togane
Sahra Cali Jimcaale
Farxiya Cali Jimcaale
Dahabo Cali Jimcaale
Saciid Cali Jimcaale
Safoon Cali Jimcaale
Mowliid Xasan Dirac
Sacid Cabid Cali
Maxamed Cumar Socdaal
Dhamaan dadkaan waxay u hambalyeynayaan arooska iyo aroosada Axmed cabdi Cali Khaajo iyo Fartuun Xasan Maxamuud Shaarib oo arooskoodu todobaadkaan ka dhacay xaafada Arjintiin degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, waxay leeyihiin noqda kuwi isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela.
AAMIIN AAMIIN AAAMIIN.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.