TACSI TIIRAANYA LEH OO KU SOCOTO QOYSKA REER SHEEKH XASAN

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay dirayaan tacsi tiiraanyo leh..

Nabadoon Xasan Nuur Gacal

Cali Nuur Xasan (Cali Qalac)
Xaaji Axmadeey Balcaano

Xasan Maxamed Gaafoow (Xasan Indhooy)

Xasan Hableey

C/qaadri Maxamed Maxamuud (Eng. Ganeey).

Eng. Ismaan

Burhaan Taste Diboosh

Mataaneey Abraha Disboosh

Xasan Mahad Cabdi

C/laahi Maxamed Cali (Shuutaale)

Nuur Xasan Nuur (Bukhaari)

C/caziiz Xasan Maxamed (Golf)

Dhamaan dadkani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dr. C/laahi Sheekh Xasan, Eng Axmed Sheekh Xasan, C/raxmaan Sheekh Xasan, Luul Sheekh Xasan, Dr. C/casiis Xaaji Gacal iyo iyo guud ahaan reer Sheekh Xasan Macalin Nuur Baadi, waxay uga tacsiyeynayaan geeridi ku timid Hooyadood .
Xaawo Eenoow oo Khamiisti lasoo dhaafay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Waxaanu leenahay naxariisti Janno ALLA haka waraabiyo iyaga samir iyo iimaan ALLA haka siiyo.

INAA LILAAH WA INNAA ILEYSI RAAJICUUN.