Dhamaan dadkaan hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyska reer Ismaan Kutub.
1- Cabdullaahi Maxamed Cali (Shuutaale)
2- Cabdullaahi Xassan Cambuurre
3- Maxamed Warsame
4- C/qaliq Axamed Sheekh
5- Xaaji Axmadey Balcaano
6-Abuukareey Maxamed Suudi
7-Yusuf Maxamed Cali (Toyota)
8-Nuur Xasan Nuur Bukhaari
9- C/casiis Xasan Mohamed (Golf)
10- Axmed Macalin Axmed Lital.
11- C/qadir Cabdullaahi Maxamed Shuutaale.
Dhamaan dadkan waxay tacsi u dirayaan Axmmed Isman Kutub iyo Aadan Ismaan Kutub oo aabahood Maxamed Isman Kutub ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 27/6/2012 magaalada Toronto ee xarunta dalka Canada.
Waxay leeyihiin naxariisti Janno ALLA haka waraabiyo.