Tababare Jose Mourinho oo Booqday Wiil Kansar la Xanuunsan (SAWIRO)

Tababaraha Kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa xalay booqday wiil 11 sano jir ah oo lagu magacaabo Lloyd Burton ka hor ciyaartii ay la yeesheen naadiga Chelsea Kooxda Shrewsbury.

Jose Mourinho ayaa sawiro lasoo galay wiilkaasi yar oo isagu ka mid ah taageerayaasha Naadiga Shrewsbury waa cuuryaan la xanuunsan cudurka Kansarka (Cancer).

Hore waxa ugu booqday sidaan oo kale wiilkaan la xanuunsan Kansarka Laacibkii hore ee Xulka Ingriiska iyo Naadiyadii Man United iyo Real Madrid  David Beckham.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA BOOQASHADII MOURINHO UGU TAGEY LLOYD BURTON

1414490582671_wps_2_Andy_Mangan_of_Shrewsbury 1414526516955_wps_8_vlcsnap_2014_10_28_19h42m 1414526536580_wps_9_vlcsnap_2014_10_28_19h42m 1414526545690_wps_10_vlcsnap_2014_10_28_19h42m 1414526636538_wps_12_vlcsnap_2014_10_28_19h42m 1414528543180_wps_14_Capture2_jpg 1414528592662_wps_16_Capture1_jpg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here