Taageere Arsenal ah oo arin la yaab leh sameeyay Ciyaartii PSG

Taageere katirsan naadiga Arsenal ayaa £70 ku qarash gareeyay si uu u daawado Ciyaartii Habeen hore Arsenal ay Emirates ku marti qaaday PSG kulan katirsan Champion League, balse taageerahaan ayaa 47 daqiiqo kamid ah ciyaartaas waxa uu aalada layska arko Facetime ku qarash gareeyay saaxiibtiis.

taageerahan ayaa u muuqday mid ciyaarta aysan ku socon kana doorbiday gacalisadiisa inuu la sheekeysto ((Photo: Arsenal FC via Getty/Twitter/@joshuaajames)
taageerahan ayaa u muuqday mid ciyaarta aysan ku socon kana doorbiday gacalisadiisa inuu la sheekeysto ((Photo: Arsenal FC via Getty/Twitter/@joshuaajames)

Taageerahaan ayaa Sawir uu iska soo qaaday xiliga uu saaxiibtiis la hadlayay soo dhigay Twitterka, waxaana aragtiyo kala duwan ka dhiibtay in kabadan ilaa 1000 qof, kuwaasoo intooda badan taageerahaan ku dhaliilayay ficilka uu sameeyay.

 

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here